Soomaaliya Ma Ka Badbaadi Kartaa Dagaal La Mid ah Kan ka qarxay dalka Itoobiya ? !!

Maamulka Addis Ababa waxuu burburiyay hubkiisa ugu cuslaa, uguna casrisanaa ee yiillay Taliska Qaybta Waqooyi (Makelle,ama Mekā€™elle), kaddib markii uu gacanta u galay hoggaamiyaasha TPLF ee maamula gobolka Tigreeyga, kaasoo xiriirkiisa dawladda federaalka uu aad u xumaaday. Xeeldheerayaasha ciidanka ee gobolka ayaa rumaysan in Taliska Qaybta Waqooyi ay leeyihiin cudud ciidan oo lixaad leh tiro … Continue reading Soomaaliya Ma Ka Badbaadi Kartaa Dagaal La Mid ah Kan ka qarxay dalka Itoobiya ? !!